Tirada Soomaalida Yurub ugu dhimaneysa Caronavirus oo sii kordhaya

Waxaa sii badanaya maalinbo maalinta ka dambeesa dadka daafaha dunida ugu dhimanaya caabuqa faafa ee Caronavirus, waxaa sidoo kale sii kordhaya dadka uu haleelayo cudurkan kasoo bilowday Shiinaha. Soomaali badan oo kunool Qurbaha ayaa aad uga walaacsan caabuqan sii faafaya, waxaana Soomaalida kamid yihiin dadyowga kala duwan ee cudurkan ugu dhimanaya wadamo kuyaala Qaarada Yurub. … Continue reading Tirada Soomaalida Yurub ugu dhimaneysa Caronavirus oo sii kordhaya